WARARKA

Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Maanta Soo Gaaray Magalada Muqdisho

Waxaa maanta magalada muqdisho dib ugu soo laabtay Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd isla maraakana ah Hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif...

Daawo Cumar Fareey oo ku Cayaaray Bilicda Degmada Afgooye Isla Markaana Webiga Degmada u Bedelay Qashin Qub

Shacabka ku nool degmada afgooye ayaa ka deyriyey xaalada nafaadeed ee degmada afgooye taaso qashinka magaalada oo dhan la isugu geeyey webiga iyo weliba...

Daraasad: Musuq-Maasuq, Qaraabo-kiil iyo Maamul Xumaan Baahsan Ayaa Ragaadisay Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya.

Muddo aan fogayn, waxaan safar gaaban oo cilmi-baadhiseed (research) ku tagay magaalada Muqdisho. Cilmi-baadhista aan waday waxay la xidhiidhsanayd sidii aan wax uga ogaan...

Dhegeyso: Professor Maxamed Cabdi Gaandi oo Ka Hadley Arimo Xasaasi ah

Professor Maxamed Cabdi Gaandi oo ka mid ahaa siyaasiyiin shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa isaga oo la hadlayey warbaahinta ka...

Madaxweyha Dowlada Federaalka Somaliya oo Qahira Kula Kulmay Madaxweynihii Hore

Waxaa magaalada Qaahira ee dalka Masar ku kulmay madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Madaxweynihii hore ee dalka C/qaasim Salaad Xasan oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img