Dhegeyso: Professor Maxamed Cabdi Gaandi oo Ka Hadley Arimo Xasaasi ah

0
60

Professor Maxamed Cabdi Gaandi oo ka mid ahaa siyaasiyiin shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa isaga oo la hadlayey warbaahinta ka hadley arimo badanoo xasaasi ah oo ay ugu horeyso dekedaha la siiyey dalka itoobiya, Heshiiskkii seddex geesoodka ahaa iyo weliba maqaanka gobolka banaadir.