Daawo Cumar Fareey oo ku Cayaaray Bilicda Degmada Afgooye Isla Markaana Webiga Degmada u Bedelay Qashin Qub

0
127

Shacabka ku nool degmada afgooye ayaa ka deyriyey xaalada nafaadeed ee degmada afgooye taaso qashinka magaalada oo dhan la isugu geeyey webiga iyo weliba meelaha bulshada ay indhahooda u badan yihiin.

Shacabka degmada afgooye ayaa maamulka degmada gaar ahaan doelada hoose ee degma ku eedeeyey iney ayaga aysan marnaba wax ka qaban soo celinta bilicda magalada waxaa kaloo ay sheegeen in cashuuro laga qaado taasoo uu ku tagri falo ninka masuulka ka ah dowlada hoose ee degmada afgooye laguna magacaabo Cumar Fareey.

Telefishinka HOrn Cable oo booqdey ayaa muuqaal aad looga noxo kasoo duubay degmada bal nala daawada muuqaalkan.