WARARKA

Dowlada Somaliya oo Ka Hortimid Dalab Uga Yimid Gudi Ka Socdey Midowga Africa

Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacanseyrtay dalab uga yimid guddi ka socday Midowga Africa oo codsaday in ay dhageystaan muranka la xiriira badda ee kala...

Dowlada Somaliya oo Kasoo Horjeesatey Mooshin Alshabab Loogu Daraayo Liiska Argagixisada Aduunka oo ay Kenya Horboodeyso

Danjiraha Soomaaliya ee Qaramadda Midoobay ayaa ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah uga horjeedo codsiga ay dowladda Kenya u gudbisay Golaha Ammaanka...

Fadeexo Warbaahinta Qaranka oo Lagu Eedeeyey Iney Lacago Ku Qaataan Gudbinta Wararka Hey’adaha Qaranka

Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka, Xaliimo Yareey ayaa warbaahinta qaranka ku eedeysay musuq maasuq iyo ka ganacsiga hantida qaranka. Xaliimo Yareey ayaa sheegtay...

Dowlada Kenya oo ka Hadashay Doorashadii Maalintii Shaley Ka Dhacday Magalada Kismaanyo

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda dowladda Kenya aya marka hore waxaa loogu hambalyeeyay dib u doorashadii Madaxweynaha Maamulka jubbaland ee Axmed Maxamed Islaam,...

Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo Xalay Madaafiic Isku Weydaarsaday Duleedka Degmada Walaweyn

Wararka naga soo gaaraya degmada walaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay qeybo ka mid ah gobolka madaafiic isku weydaarsadeen ciidamada dowladda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img