WARARKA

Dhegeyso: Cali Maxamed Geedi oo Fariin Cad u Direy Kooxaha Ku Naalonaya Mudo Korarsi Iney Sameystaan

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ha ahaadaan Siyaasiyiin iyo Shacab intaba ay isweeydiinayaan waxaa ay...

Alshabab oo Xalay Weeraray Saldhig Ay Ciidama Amisom Ku Lahaayeen Degmada Buula Burde

Wararka laga helayo degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaasi uu dagaal culus ku dhexmaray Ciidamada dowladda kuwa...

Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowlada oo Maanta La Wareegay Gacan Ku Heynta Airporka Magalada Dhuusamareeb

Saakay Waaberigii hore ayaa waxaa Garoonka diyaaradha Magalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ka degtay Diyaarad siday Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya,kuwaas oo...

Axmed Madoobe oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Musharixiintii Kursiga Kula Tartamaysay

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland ee dhawaan la doortey Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Musharaxiintii ka qayb-galay Doorashada Madaxtinimada Jubbaland...

Ciidanka Dowlada oo ay Wehliyaan Ciidamo Ajaanib ah oo Sheegay Iney Howlgalo Ka Fuliyeen Deegaanka Sablaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa Mareykan ah ayaa Howlgal qorsheysan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img