Dhegeyso: Cali Maxamed Geedi oo Fariin Cad u Direy Kooxaha Ku Naalonaya Mudo Korarsi Iney Sameystaan

0
54

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ha ahaadaan Siyaasiyiin iyo Shacab intaba ay isweeydiinayaan waxaa ay noqoneyso nooca doorasho ee la filayo inay ka dhacdo dalka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in Goobaha Waxbarashada, Xafiisyada, Goobaha kale ee Bulsahda isugu timaado intaba laga hadal haayo doorashada ka dhici doonta Soomaaliya markii Madaxda hadda talada heysa waqtigeeda uu dhamaado iyo waxa la filan karo.