WARARKA

Madaxweynaha oo Maanta Gudoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Madaxweynaha ayaa faray Guddoomiyaha Cusub...

Kulankii Golaha Wasiirada Ay Maanta Yeesheen oo Lagu Magacaabay Taliyeyaal Cusub

Kulankii ay maanta yeesheen golaha wasiirada dowlada federaalka somaliyaa ayaa lagu magacaabay taliyayaasha cusub Ciidamada Nabad suggida, Booliska, Asluubta iyo xoogga dalka Soomaaliyeed. Fahad...

Maamulka Puntland oo u Hambalyeeyey Madaxweynaha Dib Loo Doortey Axmed Madoobe

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyda Puntland ayaa waxaa looga hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, iyada oo baaq loogu diray...

Xisbiga UPD ee uu Hogaamiyo Madaxweynihii Hore Xasan Sh Maxamuud oo Hambalyo u Direy Axmed Madoobe

Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo maanta dib...

Axmed Madoobe oo Mar Kale loo Doortey Madaxweynaha Maamulka Jubaland

Axmed Maxamed Islaam ayaa markii saddexaad noqonaya madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland Afarta sano ee soo socta isaga oo ku guuleystay doorasho dhawaan ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img