WARARKA

Wasarada Garsoorka oo Shacbka Uga Digtey Garsoorka Loo Doonto Alshabab

Wasiirka Wasaaradda Cadaallada Dowladda Soomaaliya Xassan Xusseen Xaaji ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in aysan cadaallad iyo Garsoor u doonan deegaannada ay maamulaan Al-shabaab. Wasiirka...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal oo Sheegay In Doorashada aan Dib Loo Dhigi Doonin

Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmahanba ku sugnaa dalka Itoobiya, gaara ahaan Magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa waxaa uu...

Madaxweynaha Somaliya iyo Kenya oo Kala Saxiixdey Dhowr Qodob oo Heshiiyo ah

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uruhu Kenyatta ayaa wadahalo qaaday Saacado ku yeeshay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Labada Hoggaamiye oo...

Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland oo Doortey Gudoomiye Baarlamaan

Xildhibaannada Baarlamaanka maamul gobolleedka Puntland ayaa guddoomiye cusub u doortay Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jabriil isaga oo ka guuleystay labo musharax kale oo xilkan kula...

Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo 3 Dhalinyaro ah Ku Xukuntey Dil Toogasho

Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday xubno ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasoo kala ah Shuceyb Cabdullaahi Maxamed iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img