WARARKA

Reysulwasaaraha Xukumada Federaalka oo Fariin u Diray Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo Faransiiska uga qayb galay shirka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris, ayaa sheegay in ay...

Masuuliyiin Ka tirsan Deegaano Hoos Taga Magalada Balcad oo Xalay La Dilay

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya toogasho xalay saqdii dhexe guddoomiye & ku xigeenkiisa loogu geystay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Toogashada...

Dowlada Qadar oo Somaliya Ugu Deeqday Cagafcagafyo iyo Doomo

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta safiirka Qatar ee Soomaaliya ka guddoomay doomo, Cagafyo iyo gaadiid kale oo...

Ciidanka Dowlada oo Maanta Howlgalo ka Sameeyey Deegaanka Muuri ee Gobolka Shabelaha Hoose

Ciidamo katirsan kuwa Millateriga Soomaaliya ayaa waxaa ay Maanta howlgallo kala duwan ka wadaan deegaano katirsan Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ka dhaceen qaraxyo...

Khubarada Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo Sheegay In Doorasho xalaal ah aysan Ka Dhicin Koonfur Galbeed

Warbixin ay soo saareen kooxda Khubarrada Qarramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in lacago laaluush ah leysku weydaarsaday doorashadii December sanadki...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img