WARARKA

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Jubaland oo Magalada Ceelwaaq Kulan Kula Qaatey Saraakiil Ciidan

Madaxweyne ku-xigeenka maamul gobolleedka Jubbalanda Maxamuud Sayid Aadan oo ku sugan gobolka Gedo ayaa degmada CeelWaaq kulan kula qaatay saraakiil ciidan oo ay ka...

Alshabab oo Ciidamo Ka Tirsan Dowlada Ku Weerarey Deegaanka Calamada ee Duleeka Magalada Muqdisho

Wararka Goor dhaw aynu ka helney deegaanka calamada ee duleedka magalada muqdisho ayaa sheegaya in alshabab ay weerar ku qaadeen gaari ay la socdeen...

Safiirka Ingiriiska u Fadhiya Somaliya oo Maanta Gaaray Magalada Garowe

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magalada Garoowe ku qaabilay Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire Ben Fender OBE iyo...

Odayaasha Dhaqanka Deegaanka Yaaq Bariweyne oo Ka Cabanaaya Ciidamada Danab

Odayaasha degaanka Yaaq-bariweyne ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay cabasho ka yihiin Ciidanka sidda gaarka ah u tababaran ee Saldhigooda uu yahay...

Golaha Amaanka oo Isku Raacay In Cunaqabateynta Somaliya Sanad Lagu Kordiyo

Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxaa dood adag ka yeesheen qaraar ay soo gudbisay dowladda Britain oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img