WARARKA

Ciidamada Maamulka Somaliland oo Isku Deyey In Ay Is hortaag Ku Sameeyaan Isku Soo Bax uu Ku Dhawaaqay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani

Warraka inaga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADANI ee C/raxmaan Cirro uu si xoog...

Dagaal Ka Dhacay Degmada Diinoor oo Geystey Qasaaro Isugu Jirta Dhimasho iyo Dhaawac

Ugu yaraan shan askari ayaa ku dhimatay magaalada Diinsoor kadib khilaaf ka dhashay beddelaad lagu sameeyey maamulkii magaalada oo isku beddelay gacan-ka-hadal sida ay...

Maxkamada Sare ee Somaliya oo Maanta u Fariisatey Dacwadii U Dhexeysay Xisbiga Hiil Qaran Iyo Xukuumada

Maxkamada Sare ee dalka ayaa maanta bilowdey dhegeysiga dacwad ka dhan ah dowladda dhexe ee Federaalka taasoo horay uu Maxkamada ugu soo gudbiyay...

Suldaan Warsame oo u Hambalyeyey Taliyaha Cusub ee loo Magacaabay Ciidanka Boliiska Koonfur Galbeed

Suldaanka beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Caliyow ayaa waxaa uu u hambalyeeyey taliyaha cusub ee loo magacaabay Ciidanka Boliiska Koonfur Galbeed oo lagu magacaabo...

Wasiirka Wasaarada Gaashaandiga oo Maanta Gaaray Magalada Awdheegle

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed( Amar-dambe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Wafdiga ayaa waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img