WARARKA

Reysulwasaraha Xukuumada Federalka Cabdiweli Sheekh oo Gaarey Garoowe

Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa goor dhow soo gaaray xarunta maamulka Puntland ee Garoowe. Madaxda ugu sareysa Puntland...

Ururka Midowga Yurub oo Soo Dhaweeyey Qabsashada Degmada Baraawe

Ururka Midowga Yurub ayaa si weyn u soo dhaweeyay howlgalkii Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ay ku qabsadeen magaalo xeebeedka Baraawe horaanta todobaadkaan. Warbixin ka...

South Africa oo Maanta Ka Furmey Shir Looga Xadlaayo Xadgudubka Amisom Ay Geysto

Shir looga hadlayo xadgudubyada ay ciidamada ka socda Midowga Afrika ee AMISOM kula kacaan haweenka Soomaaliyeed ayaa ka furmay maanta magaalada Johannesburg ee dalka...

Madaxweynaha Dalka Kenya oo Maanta Kenya Dib Ugu Laabtey

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa dib ugu laabtay maanta magaalada Nairobi ee xarunta Kenya, kaddib markii uu shalay hortagay maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee...

Gudoomiye ku xigeenka Golaha Guuritada Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Sheegey In Mowqifkooda Aysan Waxba ka Bedeli Doonin

Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida ee dowlad goboleedka koonfur galbeed oo la hadlaayey warbaahinta ayaa sheegey in mowqifkoodaa ahaa muulka lexda gobol eysan weligood...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img