WARARKA

Dhegeyso:- Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Sheegey In Qilaaf Soo Kala Dhex Galey Gudiga Farsama iyo Odayaasha Isku Baheystey Dhisida Maamulka 3da Gobol

Khilaaf Xoogan uu soo kala dhex galay Odayaasha Dhaqanka Ee Gobolada Baay,Bakool iyo Shabellaha Hoose iyo Gudiga Farsamada ee loo xilsaaray in ay wax...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Siyasiyiinta Somaliyeed

Sawirkan ayaa waxaa uu ku tusayaa in siyaasiyiintii somaaliyeed ee la doonayey in ay u istaagaan  dalka iyo shacabka somaaliyeed om ay dan moodeen...

Xarunta ADC-da oo Maanta Lagu Doortey Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo Midka Degmada

Munaasabad lagu dooranaayey Gudoomiyaasha Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhaba oo ay kasoo qaybgaleen Mas’uuliyiin ka socoday Golayaasha Maamulka KG  ee Lixda Gobol, Golayaasha...

Dhegayso..Ganacsiga Baydhaba oo laba-lixaadsaday

Magaalada Baydhaba caasimada gobolka Baay ayaa waxay xudun siyaasadeed iyo mid dhaqaalaba u tahay gobolada KoonfurGalbeed Soomaaliya. Hadaba kasoo kabashada burburka kaalin intee le'eg ayay...

Deg=Deg Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada oo kusii siqaya Degmada Sablaale

Ciidammada reer Afrika ee ku howlgala magaca AMISOM iyo Ciidamada Dowlada ayaa waxay saaka gacanta ku dhigeen deegaanno iyo tuulooyin cusub oo ka tirsan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img