WARARKA

Daawo:- Qaabkii Ay Amisom Ku Qabsatey Degmada Baraawe

Ciidamada amisom ayaa dhawaan la wareegey gacan ku heynta degmada baraawe oo in mudo ah ku jirtey gacanta Alshabab bal halkan hoose ka daawo...

Dhegayso..Tartamo ciyaareed oo xiiso badan oo ka socda Baydhaba

Waxaa magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay si xiiso leh haatan uga socdaa tartamada Ciyaaraha heer degmo kuwaasi oo ay ku tartamayaan qaybo heerkoodu uu...

Ciidamada la dagalanka Burcad badeedka oo Qabtey Markab Ay Ka Buuxaan Daroogo

Ciidamada la dagaalanka burcad badeeda ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen markab ay saarnaayeen waxyaabaha maanka dooriya oo kusoo wajahnaa dalka Soomaaliya. Ciidamada labada dowladood...

Dhegayso..Shirka Garbahaareey oo Furmay iyo Marxaladaha uu mari doono

Waxaa maanta ka furmay magaalada Garbahaaray shir wadatashi oo looga hadlayo arimaha Jubooyinka iyo Gedo oo ay yeelanayaan beesha Mariixaan Hadaba Axmed Cumar Saalixi ayaa...

Dhegayso..Suldaanka beesha Tuni oo ciidamada dowlada uga digay falxumada lagu yaqaano

Mid ka mid ah Salaadiinta tiro dhaafka ah ee Beesha Tuni laguna magacaabo Suldaan Xasan Suldaan Cumar Suldaan Fiqi ayaa waxa uu digniin u jeediyay ciidamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img