WARARKA

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

          ---Sidee looga ciiday guud ahaan Soomaaliya ---Ciidamada Amisom oo ay wehliyaan kuwa dowlada Soomaaliya ayaa maanta la wareegay degmada Baraawe ---Suldaan Xasan Suldaan Cumar Suldaan Fiqi...

War Deg Deg Ah:- Dhegayso..Ciidamada Amisom Iyo Kuwa Dowlada Federalka oo Gudaha U Galey Degmada Baraawe

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ayaa gudaha u galay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose oo muddo sannado ah ahayd saldhigga...

Wareegto..Golaha guurtada KoonfurGalbeed oo ku dhawaaqay inay Isniinta dooran doonaan Gudoomiyaha gobolka Bay iyo degmooyinka.

Golaha guurtada KoonfurGalbeed ayaa Warsaxaafadeed ay kasoo saareen xaruntooda magaalada Baydhabo waxay ku sheegeen in maalinta Isniinta dooran doonaan Gudoomiyaha gobolka Bay iyo gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka...

Live u Daawo Muslimiintii oo Maanta Gudanaya Waajibaadka Hajka iyo Ayagoo Ku Qul Qulaya Carafaat

Waxaan halka hoose si live ah uga daawan kartaa muslimiintii oo maanta gudanaaya waajibaadka xajka. http://www.youtube.com/watch?v=7-KaQZsX3Lw#action=share

Ciid Mubaarak

Waxaa mahad leh ALLAH inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adhxa halkaan uga dirno dhammaan Ummadaha Islaamka,Ummadda Soomaaliyeed iyo akhyaarta ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img