Mid ka mid ah Salaadiinta tiro dhaafka ah ee Beesha Tuni laguna magacaabo Suldaan Xasan Suldaan Cumar Suldaan Fiqi ayaa waxa uu digniin u jeediyay ciidamada dowlada ee maanta galay magaalada Baraawe iyaga oo dabasocda ciidamada reer Afrika ee AMISOMinay samaynin waxa lagu yaqaano e ah Kufsiga,Dhaca iyo Boobka.
Halkan ka dhegayso waraeysi uu wariyeheena Muqdisho uu maanta la yeeshay Suldaanka isagoo ku sugan Baydhaba
Suldaan xasan Suldaan cumaro (1)