Dhegayso..Shirka Garbahaareey oo Furmay iyo Marxaladaha uu mari doono

0
192

kghaaWaxaa maanta ka furmay magaalada Garbahaaray shir wadatashi oo looga hadlayo arimaha Jubooyinka iyo Gedo oo ay yeelanayaan beesha Mariixaan

Hadaba Axmed Cumar Saalixi ayaa wareestay Cabdirashiid Cusmaan cali oo ah Afhayeenka Shirka.

Cabdirashiid Cusmaan Cali

Ku dhegayso Moobilkaaga