Khilaaf Xoogan uu soo kala dhex galay Odayaasha Dhaqanka Ee Gobolada Baay,Bakool iyo Shabellaha Hoose iyo Gudiga Farsamada ee loo xilsaaray in ay wax ka dhisaan Maamulka Saddexda Gobol ee Koofur Galbeed Soomaaliya.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Federaalka ayaa warbaahinta u sheegay in Khilaafka uu yahay mid aad u Xoogan,waxaana uu Tilmaamay in Odayaasha dhaqanka ay ka soo horjeedaan qaabka wax loo wado,Gudiga Farsamadana ay doonayaan kaligood in Howsha ay Maquunsadaan.
Halkan Hoose Kaga Dhgeyso Mobilkada
Daafeet.Com
Labadi Haran ku heshisa Halasha ay ku dagalamaan,
Gudi mar Xoerey Haraan lagu so dhisey ayuu ahaa .
Gudiga Waa Gudigi: Hawiye, Darood ,Dir Jareer Weyne, IYO Digil Mirifle.Intaan oo dhan ayaa Mamulka 3 Gobol leysku dhahaya waa Ashamud Somali oo dhana aya BAY BAKOOL SHABELADA HOOSE isla leh. Isla markasi Hawiye Darood iyo Dir mamulo uu goni aha ayee leyihiin .Kuwa la rabo in deganadoda dhexdooda second Category Citizen loga dhigo waa DIGIL MIRIFLE Dulmi intan oo kael yaa arkey ama maqley . War Xurdada ka kaca .
Maxa lo didan yahay Mamul 6 Gobol oo Somalida dhulkasi degto oo dhan wadagto oo 73 Qabil ka koban?Timir Laf ayaa ku jirto
HURDADA KA KACA intey goori goor tahay.
Geed baa hadloo wuxuu yiri misaar keligeed ima goyseen hadaan gabal aniga iga mid ah la iigu qabsan marka nacasayaasha oo dhiiga Doonfaarka leh ayaa ugu wacan waa in shacabka uu meel uga soo wada jeestaa oo gacmaha la is qabsadaa oon lagu eegan keliya mas uuliyiinteena xaq doonka ah waa waajib inasaaran rag iyo dumar saqiir iyo kabiir waa qadiyadeena.
tuugo meel la isugu keeney oo calooshood u shaqeysatayaal ah.ayeyba awalba ahaayeen mid walbana in asaga loogu danbeeyo ayuu rabaa.shariif sakiin iyo owlaadiisa.taariiqda ayaa idin qori doontaa.ninkii maanta dhiibey jilib iyo saakow iyo bu.aale baardheere.iyoluuq.beri haduu noo teli la yiraahdo baydhabo oo habirgedir laga gatey baa la arki doonaa.
digil iyo mirifle hadal badan wax mataro hadii aanahay reer shabeelaha hoose dagaal ayaan kujirnaa adinkana waxa idinlagudboon waad garankartaan waxaan nahay dad walaalaah oo aan kala goin waligood wada jiray wadajiridoona meeshaan waxa kaliya oo xal noonoqondoona waa inaan iska celinaa dawadhilifyada dadkeena gadanaya markasta dowladi timaado culees ayaa nalasaaraa taasina waxaa uguwacan iskuduubni laáanteena ee marka waxaan idiin sheegaayaa in aan shirweyn qabsano digil iyo mirif meelkastaa ay joogaan laisku imaado goáan cad laga soosaaro waayo maanta hadii aan gacmaha laabano walaahi waxaad ogaaneysaan gumeeysi inay galaayaan umada digil iyo mirifle kuwakana waa kuwo gumeyste u shaqeeye ah oo dhiiga umadooda lacag ku iibsaday waana anaga kuwa looga baahan yahay inaan kadufaacno umadeena ee digil iyo miriflow kaca kaca
Comments are closed.