Gudoomiye ku xigeenka Golaha Guuritada Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Sheegey In Mowqifkooda Aysan Waxba ka Bedeli Doonin

4
279

Calanka koonfurGudoomiye ku xigeenka golaha guurtida ee dowlad goboleedka koonfur galbeed oo la hadlaayey warbaahinta ayaa sheegey in mowqifkoodaa ahaa muulka lexda gobol eysan weligood ka tanaasuli doonin waxna ka bedeli doonin.

 

suldaan siraaji

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

suldaan siraaji mobil

 

 

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. Asc guul iyo gobanimo ayaan idiin rajeeynayaa gobanimana waad udhalateen. Waxaan wey dhici doonaan wax yarbaa uharey yaan la deg degin kuwa laleeyahay wasiiro oo dadkoodii iyo dalkoodii iibsadey waxaad arki doontaan iyagoo meelaha lugeynaayo. Qarashkiina musqusha lagu falaashey. Gudoomiyaha Golaha guurtida ala ha cizeeyo hana sharfo dumarka Koonfur Galbeed geesi aan la ilaawin buu uyahay iyo inta fikirkiisa ku garabtaaga. GUUL

  2. Geesigey Geedoo Siiboow guul guul ma galoow. Gudoomiyaha Golaha Guurtida Guul guul ma galoow. Guusha adaa leh Guuleyso Weligaa. Insha alaah. Dhul iyo Xaaqin Xaaqin kaa dhamaado.

  3. Waxaan ku talinayaa in danta guud ee Digil& Mirifle si u qalanta looga fakaro, umadu waydaashey, dhibtootay, umadaha la midka ah ka hartay, plz inta isdiidan isugu imaada barnaamij guud oo u adeegaya danaha lama taabtaanka ee Umadda Digil & Mirifle meel kasta oo ay kaga nool yihiin goboladda Soomaaliya gaar ahaan lixda gobol ee ay dagaanka ku yihiin, shacabka, siyiisiinta, waxgaradka, haweenka iyo dhalin yaradda D&M waxaan uGu baaqayaa in qilaafka iyo rayiga leysku diidan yahay uusan horsed u noqon in cadaawadu gaarto mid lumisa danta dadka iyo dagaanka Digil iyo mirifle, waxaanu u baahanahay inaan la nimaadno wacyi sare oo u dhigma mid looga badbaadi karo tumaatidda Hawiyaha iyo daaroodka dadkeena ku hayaan, fiiriya Somaliland iyo Puntland mar walba lama waayayo fikirka iyo siyaasda hogaaminta in lagu kala duwanaado laakiin umadkasta waxay mid u yihiin danta guud ee lagu ilaalinayo maslaxadda dadkeeda iyo dagaankeeda, Ismaqiiqa aan aragtidda fog ku dhisneeyn iska daayo tolkeeyoow

Comments are closed.