WARARKA

Shirkii Wada Xaajoodka Puntland iyo Xukuumada oo Maanta Furmey

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed ayaa maanta furay shirka wada-hadalka dowladda Soomaaliya iyo Puntland, kaasoo muddo saddex maalmood ah ka socon doona magaalada...

Madaxweynaha Dowlada Federalka oo Maanta Gaarey Degmada Baraawe

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor-dhow ka dagay degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo Al-shabaab ay sheegtay inay weerareen...

Daawo:- Xafladii Caleemasaarka ee Shaley ka Dhacadey Xarunta ADC-da

Munaasabadan lagu caleema saarayey laguna dhaarinaayey masuuliyiinta cusub ee gobolka bay iyo degmada baydhabo ayaa lagu qabtey maalintii shaley xarunta ADC ee magaalada baydhabo. Xafladan...

Daawo Bandhig Faneed Ay Si Wadajir Ah U Sameeyeen Somaliya Iyo Talyaniga

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Burci’ Maxamed Xamza ayaa ka qeybgalay xalay fiidnimadii bandhig faneed si wadajir ah markii ugu horeysay...

Dowladda Sierra Leone oo Dooneysa in Ay ciidamo usoo Dirso Somaliya

Dowladda Sierra Leone ayaa shaaca ka qaatay in Ciidamo Cusub usoo dirayso dalka Soomaaliya,kuwaasi oo badalaad u noqonaya Ciidamada hjada Soomaaliya ka howlgala. Safiirka dalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img