Dowladda Sierra Leone oo Dooneysa in Ay ciidamo usoo Dirso Somaliya

1
193

Nigerian reinforcements ECOMOG peacekeepDowladda Sierra Leone ayaa shaaca ka qaatay in Ciidamo Cusub usoo dirayso dalka Soomaaliya,kuwaasi oo badalaad u noqonaya Ciidamada hjada Soomaaliya ka howlgala.

Safiirka dalka Sierra Leone u fadhiya dalka Ethiopia Osman Keh Kamara oo Arbacadii kula kulmay Magaalada Addis Ababa Madaxa Ururka Nabadgelyada & Amaanka ee Midowga Africa ayaa codsaday in Dowladiisa loo ogolaado ina Isbedel ku samayso Ciidamada ka jooga Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in Xukuumadiisu ay hadda mudo laga jooga Afar Bilood ay diyaarisay Ciidamo gaaraya Hal Battalion oo ay ugu tala gashay inay soo bedelaan kuwa jooga Soomaaliya ee kamidka ah AMISOM, isagoo intaasi ku daray in Ciidankaasi laga baaray Cudur Ebola.
Safiirka dalka Sierra Leone u fadhiya dalka Ethiopia Osman Keh Kamara ayaa ugu baaqay Midowga Africa iyo Dowlada Soomaaliya inay soo dedejiyaan dalabka ku aadan in Ciidamo cusub Siera Leon u soo dirto Soomaaliya.

 
Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Sierra Leone Wadankeda CUDURKA EBOLA aa logu dhamanowhaya Cidamadeda ha la dido iney Somaliya imadaan Fafinta Cudurka ayeey wadan Allah ha na Xijabo Amin.

    SOMALIYEEY SI WADAJIR AAN UGA XOR TAGNO IMATANKA CIDAMADA SIERRA LEONE DALKENA
    CUDURKA EBOLA WAA DILA ILAA IYO HADANA 3.800 qof ka diley dalkasi sida ay bafisey WHO wahase lo maleynaya inuu nambarka ka badanyahay.

Comments are closed.