Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Burci’ Maxamed Xamza ayaa ka qeybgalay xalay fiidnimadii bandhig faneed si wadajir ah markii ugu horeysay muddo 24 sano ah kadib ay uga dhigeen Caasimadda Muqdisho fanaaniinta qaranka Soomaaliya iyo fanaanad u dhalatay dalka Talyaaniga , laguna maamuusayay xiriika iyo iskaashiga xoogan ee ka dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Talyaaniga .
Bandhig faneedkan oo sidoo kale qeyb ka ahaa qaar ka mid ah cayaaraha hidaha iyo dhaqanka Soomaalidu leedahay , ayaa waxaa dhanka fanaaniinta qaranka ka muuqday Shimaali Axmed Shimaali iyo Nimco Xasan, halka fanaanada caanka ah ee u dhalatay dalka Talyaaniga Monica Cerri ay ku soo bandhigtay halkaasi heeso kala duwan .
Daafeet.com
Waypoints.taliyaaniga
inaykabixiyaan suntiiaykuduugeen
24kansanoooaysoomali
admired
grazie
Comments are closed.