--Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 10 ruux.
---Hoobiyaal sida roobka haatan ugu daadanaya xarunta gobolka Banaadir...
Madaxweynaha ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Baraawe, iyadoo shacabka ku dhaqan magaaladaasi aysan u kala harin soo dhaweeynta madaxweynaha.
Madaxweynaha ayaa la hadlay...