WARARKA

Daawo:Aqoonyahan Somaaliyeed oo Ka Hadlaya Damaca Kenya Ay Ku Dooneyso Bada Somaliyeed

Boobka Badd Weynta Soomaaliyeed ayaa wuxuu marayaa Heerkii ugu Cuslaa abad kadib markii ay Lug ku yeesheen Wadamo waa weyn. Hadaba waxaan halkaan idinkugu soo...

Dhegeyso:- Madaxweyne ku Xigeenka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamuud sayid oo Ka Hadley Dagaalada Ka Socda Goobweyn

Madaweyne ku xigeenka dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamuud sayid ayaa maanta waxaa uu ka hadley dagaalada ka bilowdey goobweyn oo ay isku hayaan cidanka...

Dowlada Federalka Iyo Maamul Goboleedka Puntland oo Hishiis Kala Saxiixdey

Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Puntland oo afartii maalmood ee ugu dambeeyey magaalada Garowe wadahadallo uga soconayeen ayaa maanta kala saxiixday heshiis 12 qodob ka...

Madaxweynaha Dowlada Federalka oo Cambaareeyey Weerarkii Shaley Loo Geystey Dad aan waxba Galabsan

Madaxda Dowlada federalka somaliya Xasan Sheekh ayaa si kulul u cambaareeyay qarax ismiidaamin ahaa oo xalay lagu dilay dad rayid ahaa oo ku sugnaa...

Munaasabada Xuska Calanka oo Xaley Lagu Qabtey Magalada Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay sannad-guurada 60-aad ee kasoo maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka hadleen munaasabadda madaxda dalka oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img