WARARKA

Reysulwasaaraha Dowlada Federalka oo Maanta Xariga Ka Jarey Dhismaha Safarada Somalida ee Magalada Doha

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee safaaradda Somalia ay ku leedahay magaalada Doha ee dalka Qatar...

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya Nicholas Kay oo Sheegey In aan La Ogolaan Doonin In Ay Waqti Ku Darsadaan Dowlada

Wakiilka Qaramada Midoobey ee arrimaha Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa sheegay inaysan jiri doonin xilli kororsi ay sameystaan madaxda dowladda Somalia marka uu xilligooda...

Dowlada Mareykanka oo Xaqiisey Iney Weearar Dishey Masuul Ka Tirsan Alshabab

Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in ay dishey hor jooge ka tirsan Kooxda alshabaab oo lagu magacaabi jiray Adan Garar. Aqalka Pentagonka Mareykanka ayaa...

Safaarada Mareykanka ee Dalka Jabuuti oo Maalmo La xirey

Dowlada Mareynkanka ayaa si KMG ah u xirtay Safaaradii ay ku lahayd dalka Jabuuti,waxaana Talabadaasi Mareynkanka uu ku tilmaamay mid dib loogu eegayo amniga...

Dhegeyso: Khalid Cumar cali oo Sheegey In Wada Hadalada u Somaliya iyo Somaliland uu Yahay

Wasiirudowlaha dowlada federaalka somaliyaa Khalid Cumar Cali oo la hadlayey VOA ayaa waxaa uu sheegey in wada hadalada u socda somaliland iyo somaliya aysan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img