Dhegeyso: Khalid Cumar cali oo Sheegey In Wada Hadalada u Somaliya iyo Somaliland uu Yahay

3
222

khalid1Wasiirudowlaha dowlada federaalka somaliyaa Khalid Cumar Cali oo la hadlayey VOA ayaa waxaa uu sheegey in wada hadalada u socda somaliland iyo somaliya aysan ahay wadahalo u dhexeeya laba wadan balse ay tahay wada hadal u dhexeeya dowlada sfederalka somaliya iyo deegaan ka tirsan dalka somaliya,

khalid cumar

Halkan hoose ka dhageyso

khalid cumar mobil

3 COMMENTS

  1. Mahadsanid Walaalo waa ceenkaas waxaanu iska dhigaynaa dowlad waana been waa inaanu isasoo saxnaa soomaali baanu nahay ee shacabka loo qayilayaye kalaya siyaasiyiintan naga qabta walaalo.Wasiirka digilna xaqiiqduu kahadla

  2. xayawaan maxa gaarsiiyay somaalilanda dhukiisi ayabaaba laboobayaye Walaahi haada xayawaan hakan hoose akhir Home / Wararka / Siyaasiga Dr.Cali Baab Oo Ka Hadlay Tacadiyo Ka Socda Sh.Hoose,Weerarna Ku Qaaday Warbaahin Beeleedyada Muqdisho

    Siyaasiga Dr.Cali Baab Oo Ka Hadlay Tacadiyo Ka Socda Sh.Hoose,Weerarna Ku Qaaday Warbaahin Beeleedyada Muqdisho
    Waxaan cambaareynayaa, Warbaahinada u adeega kooxaha Burcad-dhuleedka,ee dhibaatooyinka.
    iyo wax-yeeleynta ba`an ku haaya dadka iyo deegaanada Gobolka Sh.hoose, iyadoo ay warbaahinadaasi qeyb ka yihiin dagaalada iyo boobka ay kooxda Burcad-dhuleedka ku hayaan shacabweynaha Sh.Hoose.
    Maxaa yeelay warbaahinadaan ayaa dhankooda waxeey shacabweynaha Gob. Sh.hoose ay ku haayaan dagaal Warbaahineyd( saxaafadeed).
    Warbaahinadaan oon weligood ka hadlin,dulmiga iyo duulaanka-qaawan ee loola soo bareeray dadyowga ku nool Gobolka Sh.Hoose ee Rubuc-qarniga jirsatay,ayaa haatan markii ay shacabweynaha gobolka Sh.Hoose ee nabada & didaamka jeceli ay xamili waayeen dulmiyada & duulaanada wajiyada badan ee lagu xasuuqaayo laguna dhacaaya, ay ka biya diideen garteena intii ayagoo ordaaya dhabarka laga toogan lahaa, ineey dhintaan iyagoo is difaacaaya taasi ooy xaq diineed iyo mid madiniyeedba ay u leeyihiin,eyeey
    warbaahinada ku hadasha afka Burcad-Dhuleedka, waxa ay bilaabeen dacaayado raqiis ah(Propaganda) in ay ka tabiyaan,bulshada garatay in ay is difaacaan,
    Warbaahinadaan oon weligood ka hadlin dhibaatooyinka arxan-darada ahi ee sida joogta ahi ugu dhaceeysa Gob. Sh.Hoose,kuwoodii ugu xanuunka badani ay ka mid yihiin, dagaalada aan dhamaadka laheyn ee ka dhacay Degmada Lambar-kontan(N0=50),Buufow-Bacaad, Ceel-wareegow,Shalanbood,Deg.Aw-Dheegle iyo xaruunta Gobolka Sh.hoose ee Marka cadey,haatana ay dagaal barakicin ah ay ka wadaan deegaano iyo tuulooyin ka tirsan Deg.Qoryooleey,Buula-sheekh,Haduuma, Farxaani,Cabdi Cali iyo kuwa kale,eeyna jiraan ineey tuulooyinka qaarkood ay dab-qabadsiyeen oo ay Gubeen dad iyo duunyo, hantidii dadka maatidana ay bili-liqeysteen iyo qalabkii Isbitaalka Deg.Marka-na ay u qaateen Gobolada-dhexe,ayeey haatana bilaawday in ay fidiyaan warar aan Sal iyo raad midna laheyn.
    Kadib markii ay ogaadeen in Iftiinka Shuclada Kacdoonka ay ka wada shindantay guud ahaan Gobolka Sh/hoose,ayna go`aansadeen Bulshaweyna Sh.Hoose ineey dhintaan iyagoo difaacaaya sharaftooda,ayeey warbaahinadaan ka tarjuma Falsafada Burcad-dhuleedka, waxeey ku sheegaan Kacdoonka dadyowga Gobolka Sh.Hoose, oo ay hormuudka ka tahay( LSSM ) Dhaq-dhaqaaqa Bad-baadinta gobolka Sh.Hoose ee uu hogaamiyo halyeey,General Saalax Xaaji Ibraahim,ineey yihiin ama ay la xiriiriyaan kooxaha xag-jirka(Al-Shabaab).
    Lower Shabelle Salvation Movement ma ahan koox xag-jir ah ama wax xiriir ah la leh,balse waa koocdoon u istaagay in ay badbaadiyaan dadkooda iyo deegaankooda.
    Ugu danbeyntii, waxaan Ummada soomaaliyeed ee nabada Jecel iyo beesha-caalamka aan ku wargelineynaa wararka ay baahinayaan warbaahinada u adeega Burcad-Dhuleedka dhibaatada weeyn ee Rubac-qarniga ah ku haaya dadka iyo deegaanada gobolka Sh.Hoose,ineey yihiin kuwa xaqaaiqa ka fog,kuwa ka hadla warbaahinadaasi in ay wadaan Qiiq isku qaris, maxaa yeelay Odayaashooda iyo saraakiishooda ayaa ah kooxaha xag-jirka lana shaqeeya, taasina waxaa inoo cadeynaaya,sida saraakiishoodu ay ugu fududeeyaan qaraxyada, Hoteelada iyo xaruumaha dowlada ka dhaca ee magaalada Muqdishow iyadoo ay haatan eedeymaha ( Danbiyadaasi ) ay u xir-xiranyihiin Saraakiishooda.
    Dadweynaha Reer BARAAWA, waxeey dhahaan :- ( SHAPATOOWA-XAQI HUPATOOWA-XALI ), oo micnaheedu yahay(XAQ-LAHILAA XAL-LAHILAA ).!
    ( VOICE FOR THE VOICE – LESS )adigo raalia ah.

  3. Ninkan attention ayuu radinaya waa nin lagu shaqeysto GURIGI UU KU DHASHTEY AY LAHAYSTA BEERTI LAGU SO KORIYEEY AYAA LA HAYSTA DADKISA YA DULLI IYO GUMEYSI LALA DULTAGANYAHAY MUXU KA HADLAYA. Somalidu waxa ay ku mahmahyoota ninki tisa daryeela tu kale ku dara. Gurigaga niman asagaga aha ayaa hayste tasi ka hadal meel adan gareyniin 100sanno hada ka bacdi ha ka hadlin

Comments are closed.