Sheekh Saalax xaaji ibraahim waa nin si weyn looga yaqaano degmada Qoryooley iyo deegaanada kale ee shabeelada hoose ka tirsan sheeqa ayaa kolkii uu u adkeysan waayey dhabaatada lixaadka leh ee lagu hayo shacabka ku dhaqan shabeelaha hoose waxaa uu deegaanka ka sameystey ciidamo si uu uga difaaco deegaanka kuwa duulaanka ku ah.
Ninkan lagu magacaabo shekh saalax ayaa waxaa lagu eedeeyay in uu geysto dilal fool xumo ah sida dad nool in guryaha uu kala baxo dabadeedna uu gowraco,waxaana arintaan ku eedeeyay maamulka degmada qoryooley iyagoona ku eedeeyay in uu yahay nin shabaab ka soo goostay hadana dadka si macno la’aan ah u dilaaya.
Sheikh Saalax ayaa shacabka somaaliyeed u sheegay in uu bari ka yahay dilka dadka rayidka ah,waxaana uu intaa ku daray in uu yahay beeraley deegaankaasi difaacanaya.
Si kastaba arintu ha ahaatee kooxahan duulaanka ku ah gobolka shabeelaha hoose ayaa kolkii looga adkaado dagaalada waxaa ay lasoo baxaan sheeko cusub oo beryahan qiimo ka leh dalka somaliya taasoo qofka lagu maga daro in uu ka tirsan yahay ururka alshabab si ay danta ey leeyihiin u gaaraan
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Fariin::wxayna u soctaa maamul ku sheega degmada qoryoley,anagoo ah dadka dalka u dhashey idin madooran,sidaasi darteed waxaan idinkaga digaayaa in aydan ka horimaanin halganka lagu xoreynaayo dadka iyo dalka,waxaad ogtihiin dhibaatooyinkii loo geystey shacabka beeraleyda gobolaka shabeelaha hoose,boob,kufsi,dil,ka baxsan bani aadamnimada ka maalin kama adan hadlin sida dilkii arxan darada lahaa ee loogeystey axmed maamow haduman iyo ibrahim showow abdi mohamed abukar ibrahim(ujuke)iwm bartaha degmada qoryoley,dil ka dib inta indhaha laga bixiyey laga gooyey dakarka dabadeedna afka loogu ridey,maanta oo digil halgan xornimo doon ku jira ayaad mucaaradnimo ku sameyneysaan halganka,ogaada kuwa lala diriraa iyo idinka in aad isku mid tihiin isku si la idin arki doono hadii aadan ka tanaazulin beenta aad la wareegeysaan cidaacaha cadow, waxaan idin leeyehay hadii aad tihiin muwaadin u dhashey gobolka sh/hoose ka joojiya barbagandada general saalax xaaji ibraahim waa xaq udirir u dhashey gobolka sh/hoose.
maashalahu sheekh saalax waa runtisa alaha xifdiyo waa nin siweyn isku xil qaamay qudhuucu dariiqa xaaran kunoo sha ladagaalamy ilaaheey kaku xifdiyo aamiin
Dhamaan beelaha ku abtirsada Digil Dinsame: General salax wuxuu ka dhashey beesha D.Dube Digil,sidaaasi darteed waxaa maanta waajib muqadas nagu ah in aan lagarab istaagno naf,maal,aqoon gen/salax, lab iyo dhedig,saqiir iyo kabiir hala aado halganka xaq udirirka lagu xoreynaayo dalka iyo shacbiga beeraleyda gobolka shabeelaha hoose.
Ila akhrista sheekadaan gaaban:hadda ka hor ayaa waxaa safar isla galey laba nin oo ilmo ader ah,nin walba wuxuu sita ragii hore wxii dhaqan u ahaa,sidii loo socdey habeenba reer logu hooyanaayey ayaa subaxdii marku waaga baryey ee socodkii la guda galey kii ugu horeeyey ayaa wuxuu helay minsaar ama faas ninba siduu uyaqano,kii gadaal jirey baa wuxuu ku yiri kii misaarta helay ,walaalow minsaartaan aniga isii adiga minsaar kale ayaa guriga kuu taalaa,kii minsaarta helay wuxuu ugu jawaabey”walaalow hadda ayaan soo galney dhulkii minsaarta laga helaayey,adigana kolkaa hormar waad heleysaa minsaar”haddii macnaha aad fahmi weysaan aniga isoo weydiiya.guuleysta.
Gabay:intii guud xiiratow,gu’eeda gaarey garoonka u gurmada general saalaxl::intii guud xiiritow galweyn iyo mushani galadii aad lahaydeen ayaa la gaarey u gurmada general salax::intii guud xiiratow qaata gamuunka oo ka soo gadooma goof kasta aad joogtaan gala oo gurmada general salax::gabdhihii aan boqolkooda la gooynin u gada gacmihiina iyo goonadiina u gurmada general salax::genbiga culumaa’udiinka kala gedisan gunta hoos u fiiriya u gurmada general salax.dhamaat.
jenaraal saalax waxaad tahey hogaamiyihii soomaaliyeed ee dadka dulman ee la rabo in xaquuqdooda weligood laheysto qofkii ka qaadi lahaa dulmiga ee wad halganka waad guuleysaneysaa illaah baa ku doortey illaahaana kuula jiro dadka beeraleyda waxaan idiin leeyahey caruur ciroole iyo haween ka kaca fadhiga oo garab istaaga jenaraalka ku taagan xaqa.
Comments are closed.