WARARKA

Dhegeyso: Halyey Sheekh Saalax Xaaji Ibraahin oo Iska Fogeeyey Eedeynta Ay Ku Eedeeyeen Kooxaha Duulaanka Ku Ah Gobolka Shabeelaha Hoose

Sheekh Saalax xaaji ibraahim waa nin si weyn looga yaqaano degmada Qoryooley iyo deegaanada kale ee shabeelada hoose ka tirsan sheeqa ayaa kolkii uu...

Alshabab oo Maanta Weerar Qasaaro Geystey Ka Fuleyey Magalada Wajeer

Ururka Al-shabaab ayaa maanta afar qof ku dilay magaalada Wajeer ee  dalka Kenya kaddib markii ay weerar magaaladaas ku qaadeen sida ay booliiska Kenya...

Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta La Kulmey Ergeyga Gaarka Ah ee Qaramada Midoobey

Gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federalka somaliya Prof Maxamed Osmaan Jawaari ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmey qaar ka mid safaaraha dowladaha aduunka u fadhiya somaliya iyo...

Shil Gaari oo Ay ku Dhinteen 5 Ruux oo Ka Dhacay Deegaanka Xaawa Cabdi ee Degmada Afgooye

Warar aynu ka helney inta u dhaxeysa deeganada Xaawo Cabdi iyo Lafoole ee Gobolka Shabeellaha hoose, ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay shil khasaaro...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Maanta Dalka Dib ugu Soo Laabtey

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, kadib safarkii uu ku tagay Madaxweynaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img