Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta La Kulmey Ergeyga Gaarka Ah ee Qaramada Midoobey

0
139

jawariGudoomiyaha baarlamaanka dowlada federalka somaliya Prof Maxamed Osmaan Jawaari ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmey qaar ka mid safaaraha dowladaha aduunka u fadhiya somaliya iyo ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobey.