WARARKA

Fiirso Sawir uu Amiin camid Ka Sameeyey Damaca Damuljadiid

Amiin Camir ayaa waxaa uu sawir aan caadi aheyn ka sameeyey kooxda Damuljadiid sawirkaas oo uu ku muujinayey in casimadii dalka somaliya ee gobolka...

Maxaad Kala Socotaa Beeraha Aseendooyinka ee Kaabo-mooriyaan Cabdul Iyo Qoyskiisa Xooga Ku Heystaan

Daalim Cabdul oo ay Wasiirada Shariif Xasan iyo Odayaasha beesha Biimaal kula kulmeen in uu yahay oday matalaya beeshiisa waa kaaba mooriyaan caan ah...

Daawo:-Sheekh Maxamed Idiris Xafiduhulaah oo Runta u Sheegey Masuuliyiinta Somaliyeed oo Boobka Ku Haya Hantida Somaliyeed

Sheekh Maxamed Idris Axmed xafiduhulaah ayaa digniin culus u diray Madaxda Dalka Soomaaliya iyo cid walba oo doonaysa in ay Xil qabato, mar uu...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Marka oo u Hanjabaaya Isbaarooleyda Deegaanada Ku Dhowdhow Degmada Marka

Gudoomiyaha degmada Marka Maxamed Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in maamulkiisa aysan marna aqbali doonin isbaarooyin la dhigto gobolka Sh.hoose, gaar ahaan deegaanada hoos yimaada...

Dhegeyso:- Sheekh Saalax Ibraahin oo Sheegey In Weerar uu Yuusuf Indha Cade Soo Qaadey Shabeelaha Hoose uu Ku Jebiyey

Sheekh Saalax Xaaji ibraain hugaamiyaha jabhada dib u xoreynta gobolka shabeelada hoose ayaa waxa uu ka hadlay dilal iyo weeraro shalay ka dhacay deegaano...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img