WARARKA

Dhegeyso:- Afhayeenka Malaaqyada Digil iyo Mirifle oo Ka Hadley Xasuuqa Ka Socda Goblka Shabeelaha Hoose

Afhayeenka Malaaqyada Digil iyo Miirifle Axmed Yacquub Deerow oo ah ayaa sheegay in gobolka Sh.Hoose ay ka socdaan xasuuq lagu hayo dadka rayidka ah...

Ciidamada Amisom iyo kuwa Raaskambooni oo Maanta Qabsadey Jaziirada Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose

Ciidamada AMISOM ayaa subaxnimadii hore ee saaka gudaha u galay Jasiiradda Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ay gacanta ku hayeen xoogag ka tirsan...

Daawo:- Siyaasi Cabdullaahi Leesto oo Ka Jawaabey Eedey Kol Dhaweyd Kaga Timid Alshabab

Warbaahinta Al-Shabaab ayaa kol dhow video ay soo duubtey waxaa ay kusoo bandhigtey in Siyaasiga C/laahi Maxamed Idiris (Leesto) uu gacan ka geystay Dilka...

Dhegeyso:- Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo Maanta Ku Dagaalamey Deegaanka Goof-Gaduud ee Gobolka Baay

Wararka ka imaanaya Degaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Saaka halkaa uu ka dhacay dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Milatariga Soomaaliya...

Alshabab oo Maanta Xukun Dil ah Ku Fuliyey Wiil Dhalinyaro Ah

Ururka Al Shabaab, ayaa waxay Galabtii Khamiista nin dhalinyaro ahaa ay ku toogteen Fagaare ku yaala deegaanka Galhareeri ee Gobolka Galgaduud. Ninkaasi oo lagu magacaabi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img