WARARKA

Wasiirka Batroolka iyo Tamarta Maamulka Shariif Xasan oo wax laga Xumaado ku Tilmaamey Shirweynaha Qeybsiga Qeyraadka Dalka ee ka Dhacay Muqdisho

Wasiirka Wasaarada Batroolka iyo Tamarta ee maamulka Shariif Xasan Saalin Xaaji Xasan Cismaan ayaa wax lala yaabo ku tilmaamey kulankii shaley ka dhacay magalada...

Xeer-ilaaliyaha Qaranka Kenya Githu Muigai oo Maxkamada ICJ u gudbiyey caddeyn la xiriirta muranka Bada ee kala dhexeeya Somalia

Xukuumadda Kenya ayaa u gudbisay QM caddymo la xariira muranka xuduud-badeedka ah ee kala dhexeeya Somalia, iyadoo xukuumada Kenya ay doonayso in murankan lagu...

Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta Kasoo baxdey Wareegto Lagu Joojinayo Qaadiska Canshuuraha Suuqleyda

Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti ayaa waxaa kasoo baxdey wareegtada sumadeedu tahay MOF/OM/0060915 taasoo sheegeysa in la joojiyay...

Dhegeyso:-Siyaasi C/llahi Cali Xarageey oo Sheegey In Xukuumada Iyo Gabre Ay Bedeleen Calanka Qaranka Somaliyeed

Siyaasi C/llahi Cali Xagareey oo ka mid siyasiyiinta soomaaliyeed ayaa waxaa uu si wanaagsan uga hadley qaabka dolka somlaiya uu ku socodo iyo sida...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Tartanka Musuqmaasuqa Somaliya

Kol dhow ayey kolkii monitor groupka ay soomaliya ku eedeysey in musuqmaasuqeeda uu maraayo meel sare ayaa amiin camir waxaa uu tartan u qabtey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img