Dhegeyso:-Siyaasi C/llahi Cali Xarageey oo Sheegey In Xukuumada Iyo Gabre Ay Bedeleen Calanka Qaranka Somaliyeed

0
153

xasan-sheekhSiyaasi C/llahi Cali Xagareey oo ka mid siyasiyiinta soomaaliyeed ayaa waxaa uu si wanaagsan uga hadley qaabka dolka somlaiya uu ku socodo iyo sida ay raali uga yihiin kuwa sheegtey iney somaliya masuul ka yihiin.

Siyaasga ayaa si gaar ah waxa uu kaga hadley damaca beesha caalamka oo ay ugu horeyso dalka itoobiya oo ay dooneyso in ay ku bedesho calank as somaliya uu maanta marayo meel wanaagsan maadaama kuwii isku sheegayey iney somaliya u taliyaan ay fariisteen howl uu ku sawiran yahay calankii somaliyeed oo la bedeley.

Cabdullahi Cali ayaa shacabka somaliyeed ugu baaqey iney u istaagaan dalkooda oo aysan waxba ka sugin nimanka meesha ay keysadeen beesha caalamka oo ku ilaashanaaya kursigooda taasina ay sababtey in wadanka ay sidey doonto ka yeesho itoobiya hadba dhankey doontana u rogto dalka somaliya.

Hadalakii cabdullahi waxaa ka mid ahaa

xasan-sheekh

Siyaasi Cabdullahi cali

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Siyaasi Cabdullahi cali mobil