Kol dhow ayey kolkii monitor groupka ay soomaliya ku eedeysey in musuqmaasuqeeda uu maraayo meel sare ayaa amiin camir waxaa uu tartan u qabtey madaxweyne xasan sheekh, Reysulwasare Cumar Cabdirashiid iyo gudoomiyaha gobolka banaadir Muungaab tartankaas oo sida aad arkeysaan uu ku guuleystey Madaxweyne Xasan Sheekh

