WARARKA

War Deg Deg Ah:- Afgambi Haatan Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Afgambigan oo haatan socda wixii uu ku dhamaado dib ayaan kasoo gudbin doonaa

Dhegeyso Dagaalo Ka Dhacay Degmada Diinoor oo Kooxi Sheegatey iney Ku Gacan Sareysey

Cabdullaahi Sheekh Max’ed oo ka mid ah maamulka shariif xasan oo la hadley warbaahinta ayaa guulo ka sheegtey dagaal ka dhacay duleedka degmada Diinsoor...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Mudo Ku Kordhiyey Cunaqabateynta Hubka Somaliya

Qaramada Midoobay ayaa kordhisay muddada cunno-qabteynta hubka ee saaraan Somalia, kaddib shir Golaha Amaanka ee QM ay ku yeesheen xaruntooda magaalada New York. Golaha Ammaanka...

Dhegeyso:- Masuul ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey In Gobolada Baay Iyo Bakool Loo tababarey Ciidamo Gaaraya 3600

Masuul sheegtey in uu ka tirsan maamulka shariif xasan oo u waramayey warbaahinta ayaa sheegey in gobolada bay iyo bakool loo tababarey ciidamo tiradoodu...

Aqriso:-Monitoring Group oo soo Bandhigtay Xaqiiqda Maamulka Shariif Sakiin

Guddiga Qaramada Midoobey u qaabilsan kormeerka cunaqabateynta Soomaaliya iyo Eritrea ayaa waxay soo saareen warbixin sanadeedkoodii oo ku taariikhaysnaa Oktoobar21/2015 kaasi oo ay uga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img