Dhegeyso Dagaalo Ka Dhacay Degmada Diinoor oo Kooxi Sheegatey iney Ku Gacan Sareysey

0
205

diinsoorCabdullaahi Sheekh Max’ed oo ka mid ah maamulka shariif xasan oo la hadley warbaahinta ayaa guulo ka sheegtey dagaal ka dhacay duleedka degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo u dhexeeyay Xarakada Al Shabaab iyo Ciidamada Maamulkaas.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa

dagaal diinsoor

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

dagaal diinsoor mobil