Aqriso:-Monitoring Group oo soo Bandhigtay Xaqiiqda Maamulka Shariif Sakiin

0
224

unite nationGuddiga Qaramada Midoobey u qaabilsan kormeerka cunaqabateynta Soomaaliya iyo Eritrea ayaa waxay soo saareen warbixin sanadeedkoodii oo ku taariikhaysnaa Oktoobar21/2015 kaasi oo ay uga hadleen arrimo kala duwan oo ku saabsan xaalada Soomaaliya.

Warbixintan oo ka koobneyd illaa afar boqol oo bog ayaa waxaan ka soo qaadanay qaybta kaga aadanayd maamulka Shariif Sakiin ee Baydhabo fadhiya.

Warbixintan ayaa waxay soo bandhigtay xaqiiqda dhabta ah ee Maamulka Shariif Sakiin waxayna daaha ka rogtay in maamulka Shariif Sakiin uu yahay maamul qoyseed oo aanu haba yaraatee ahayn maamulkii ay shacabka KoonfurGalbeed doonayeen inay dhistaan.

 

“Interim South-West Administration 17. The formation of the Interim South-West Administration in 2014 similarly occurred without significant input from the Federal Government of Somalia. The process was well under way before senior officials began to openly support particular actors and parties, divided principally between those aiming to incorporate Bakool, Bay and Lower Shabelle Regions, and those hoping to include Gedo, Middle Jubba and Lower Jubba as well. With assistance from the Federal Government of Somalia, supporters of the former option eventually emerged victorious under the leadership of the former Finance Minister and Speaker of Parliament of the Transitional Federal Government, Sharif Hassan Sheikh Adan, in November 2014. Sharif Hassan has been accused of nepotism in his fledgling administration, appointing his brother, Mohamed Abdinur “Madeer” as his senior adviser, and his nephew, Mohamed Abdullahi Mursal, as “State Minister of Presidency”.

Warbixintoo Dhana Halkan ka akhriso.