Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay kal-fadhiga toddobaad ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ka qayb-galay xafladda furitaanka guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Avv. Caydiid...
Qurbo joogta koonfur galbeed ayaa soo dhaweeyey hadalkii kasoo yeerey monitoring group oo ay ku cadeysey in maamulka lagu sheego koongur galbeed aanuu aheyn...