Sida ay inta badan ka warhayaan dadka xog hogaalka u ah arimaha gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan degmada wanleweyn waxaa jira hay’ado badan oo ka howl gala degmada wanleweyn NGO qaar maxali ah iyo qaar aan maxali aheyn hay’adahaas ayaa waxaa ay sheeganayeen in ay ka howlgalayeen degamada wanleweyn isla markaana ay caawinayeen dadka ku nool degmada wanleweyn tan iyo burburkii dowladii dhexe 1991 ayadoo dad badani ka macaasheen dhaqaalihii loogu tala galey in lagu badbaadiyo shacabka ku dhaqan degmada wanleweyn.
Ayadoo hey’adaha maxaliga ah iyo ku aan maxaliga aheynba ay sheeganayeen in ay caawanayeen dadka ku dhaqan degmada wanleweyn ayaa hadana In mudo ahba degmada wanleweyn waxaa ka taagneyd dhibaatooyin bani’aadanimo oo kala gedisan haba ugu sii badnaadaane dhinaca caafimaadka,waxbarashada, adeega guud iyo weliba daad iyo oon.
Si loo ogaado xaqiiqada hadaladan is diidan ee kasoo kala baxaya hay’adaha samafalka iyo dadka shacabka ah ee ku nool degmada wanle weyn ayaa warbaahinta daafeed media waxaa ay iska xilsaartey iney guud ahaan soo bandhigto hay’adaha ka howl gala degmada wanleweyn iyo shaqsiyaadka masuulka ka ah.

runtii waa arin laga xumaado in koox gaar ah ay ku takri falaan
deeqaha degmada hesho iyadoon shacbkii dhibaataynaa la garsiin ilaah kuwaas haka qabto
shacabka masaakiinta reer wanla wayn
.com aniga waxan leyahay kuwa udhalanin gobolka shebelaha hose qorta halaga goyo waa ku nababiyey nin dhulka udhalanin waxaba uma qabanayo inuu ku babiyo mooyanee? ( daafeet.com) wad mahad santihiin ee soo sara kuwaas magac humada nabaday?
Comments are closed.