Kulan wadatashi ahaa oo u dhexeeyay qaar kamid ah Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka dhacay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay.
Siyaasiga Nuur Maxamed Macalin (Bukurow) oo la hadley warbaahinta ayaa ugu baaqay Odayaasha Dhaqanka inay aad uga fikiraan dadka ay soo xulayaan oo ay noqdaan kuwa samatabixin kara Koonfur Galbeed.
Nuur Maxamed Macalin (Bukurow)
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Nuur Maxamed Macalin (Bukurow) Mobil
