Wasiir ka tirsan maamulka Shariif Xasan oo kol dhaweyd magaalada baydhabo ka sheegey in guud ahaan wax kulamo siyaasadeed ah aan lagu qaban karin magalada baydhaba hadalka wasiirka ayaa imanaya ayadoo magalada baydhaba haatan kasoo curtey siyaasiyiin si aad ah uga soo horjeeda sayaasada qalafsan ee shariif xasan ee ku dhisan kala dilista umada.
Halkan hoose kaga dhegeyso hadalka wasiirka
wasiir ka tirsan mamulka shariif
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
wasiir ka tirsan mamulka shariif Mobil

HALAGU SII WADO, HANA LA OGAADO IN ARINTAAN AY GADAAL KA RIIXEYSO ETHIOPIA.
Comments are closed.