Magaalada Muqdisho ayaa maantii taladada lagu sooo gaba-gabeeyey shirkii wadatashiga doorashooyinka dalka ee 2016, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 10-qodob oo isku raacay.
Gaadiidleyda ka shaqeysa gobolka shabeelaha hoose oo mudo afar beri ah ku xayiran baar ismaaciil taasoo keentey in ay ka shaqeysan waayeen isbaarooleyda ku...