Dhegeyso:- Wadada Isku Xirta Afgooye iyo Shalanbood oo Isbaaro Darteed u Xirantey

0
351

isbaaro2Gaadiidleyda ka shaqeysa gobolka shabeelaha hoose oo mudo afar beri ah ku xayiran baar ismaaciil taasoo keentey in ay ka shaqeysan waayeen isbaarooleyda ku sugan gobolka shabeelaha hoose.

Isbaaradan ayaa waxaa ay u taalaa ciidanka xooga dalka somaliyeed iyo kooxo labisan dareyska dowlada islamarkaana u shaqeeya qaab qabiili ah xukuumadana sida muuqata ar raali ka tahay madaama marar badan loosoo gudbiyey dhibaatada balse ay wax ka qaban waayeen.

Mid ka mid ah shaqaalaha wada baabuurtas oo la hadley warbaahinta ayaa si weyn ugu nuuxnuuxsadey dhibta meesha taala hadaladiisana waxaa ka mid aha.

cabasho isbaaro

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

cabasho isbaaro mobil