WARARKA

Daawo Afeey iyo Gabre oo Ku Haminaaya In calinka Somaliyeed La Bedelo

Hunguriga marbuu meel xun kaa ridaa caqabad xumida ay siyaasiyiinta somaliyeed u horseedeen dalka ayaa maanta waxaa uu gaarsiisan yahay in lagu murmo bedelka...

AXMED Xuseen oo Noqdey Muwaadinkii Ugu Horeeyey ee Somaaliyeed oo Loo Doorto In uu Ka Mid Noqdo Baarlamaanka Canada

AXMED Xuseen oo u tartamayay xisbiga Liberal ayaa noqonaya muwaadinkii ugu horreeyay oo Soomaaliyeed oo ku guuleysta taariikhda doorashooyinka baarlamaanka dalka Canada, iyadoo laga...

Dhegeyso:- Mid Ka Mid Ah Maamulka Shariif Xasan oo Ka Hadley Dib u Dhaca Ku Yimid Soo Xulida Xildhibanada

Maamulka Koofur Galbeed ee uu hormuudka ka yahay Shariif Xasan ayaa in mudo ahba waxaa laga dhowrayey in uu sameysto baarlamaan taasoo aad ugu...

Daawo Sawirka Maanta uu Amiin Ka sameeyey Xulufada Damuljadiid

Amiin ayaa maanta waxaa uu qalinkiisa la beegsadey Faarax iiyo Xasan sheekh oo ka hadlaya hallka la marin lahaa lacagihii dhawaan ciidanka xooga dalka...

Dhegayso…Baardheere oo ay ka socoto Xiritaanka Toga weyn ee ku Fataha Xaafadaha Baardheere

Maalmahii ugu dambeeyey gudaha magaalada Baardheere waxaa ka soconayey howl balaaran oo wax looga qabanayo Togweyn oo mara Magaalada,kaasoo xilliyada Roobabka ku fataha xaafadaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img