WARARKA

Dhegayso..Kulanka Muqdisho waa Afgambi aan Kaaro loo adeegsan

Waxaa magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah 19-ka Bisha October ka furmay Shirka wada-tashiga oo looga hadlayo Xaaladda Soomaaliya gaar ahaan sida lagu wajahayo...

Shirka Wadatashiga hanaanka Doorasho 2016 oo Furmay

Shirka wada tashiga hannaanka doorashooyinka Soomaaliya sannadka 2016 ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada  Muqdisho, waxaana ka qayb galaya mas'uuliyiinta maamul Gobolleedyada...

Dhegeyso:Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo Ka Hadley Faragelinta Itoobiya Ku Heyso Dalka

Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Somaliya oo ka qeyb galey bananbax maanta ka dhacay magalada garbahaarey ayaa sheegay in...

Daawo:- Sawirka uu Maanta Ka sameeyey Amiin Camir Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Gabre

Amiin Camir oo u dhuun duleela xaalada guud ee dalka somaliya ayaa maanta waxaa uu qalinkiisa la beegsadey Xasan Sheekh Maxamuud iyo ninka siyaasada...

Soo Xulidii Baarlamaanka Maamulka Shariif Xasan oo Mar Kale Dib u Dhac Ku Yimid

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ayaa sheegaya dib u dhac weyn uu ku yimid soo xulitaankii baarlamaanka maamulka shariif xasan taasoo loo eedeynayo in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img