Dhegeyso:Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo Ka Hadley Faragelinta Itoobiya Ku Heyso Dalka

0
252

magan1Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka Somaliya oo ka qeyb galey bananbax maanta ka dhacay magalada garbahaarey ayaa sheegay in ay doonayaan gobalka Gedo in aanuu ka dhaqan gelin qorshaha Itoobiya iyo Axmed Madoobe wataan oo ah in ninka Canjeex la yiraahdo Gobalka Madax ka noqdo.

Bananbaxan ayaa looga soo horjeedey faragelinta ay itoobiya ku heyso gobolka gedo taasoo dadka ay ku dhawaaqayeen halkudhigyo ah doonimeyno fara galin shisheeye itoobiya faraha hakala baxdo dalka somaliya gaar ahaan gobolka gedo.

Xildhibaan Maxamuud ayaa wareysigan ku sheegey in madaxda dowladda federaalka ah ay kaalintoodii gabeen oo awoodda shisheeyuhu shaqeynayso.

Xildhibaan Magan

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

Xildhibaan Magan Mobil