WARARKA

Dhegeyso:-Nabadoon Kuusow xasan oo Maamulka Fadhiidka ee Shariif Xasan ka Dalbay Iney wax Ka Qabtaan Xaalada Gobolka Shabelaha Hoose

Nabadoon Kuusow Xasan oo kasoo jeeda gobolka Shabelaha hoose ayaa ka hadley xaalada amni ee gobolkaasi oo aad uliidata isagoo sheegey in falalka kufsiga...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab

Gudoomiyaha gobolka banaadir ayaa kol dhaweyd waxaa uu ku dhawaaqey in qofkii bixin waaya canshuuraha guryaha ay kala wareegi doonaan guriga amiin camir oo...

Wasiirka Maaliyada Somalia oo Saxiixay Heshiis ay Imaaraadku ku bixinayaan Mushaarka Ciidanka Xooga Dalka.

Wasiirka maaliyada Somalia, Max'ed Aadan Farkeeti ayaa maanta Muqdisho ku saxiixay heshiis ay dowladda Imaaraadka carabtu ku bixinayso mushaaraadka ciidamada xoogga dalka, iyadoo Imaaraadkana...

Dhegeyso:- Shariifka oo ku Guuldareystey inuu Hor Istaago Dhismaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed

Kadib kolkii mudo 3 mar ah la i claamiyey dhismaha maamul goboleedka koonfur galbeed ha yeeshee ay waxba kasoo naasa cadaan waayeen ayaa ugu...

Dhegeyso:-Suldaan Warsame oo ku Baaqey in si Nabad Lagu wada noolaado Koonfur Galbeed

Suldaanka beesha Jiido Suldaan warsame caliyow oo ka tirsan odayaasha dega gobolka shabeelaha oo shaley ka hadley kulankii ka dhacay ka dhacay magalada baydhabo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img