WARARKA

Dhegeyso:- Ciidanka Xooga Dalka Somaaliyeed oo 5 Haween ah Ku Kufsadey Inta u Dhexeysa Degmada Afgooye iyo Deegaanka Mareeyrey

Sida uu ku waramayo gudoomiyaha deegaanka mareereey degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose Sayid Baalle Mayow ayaa sheegey in ciidamada dowlada somaliya oo qaab...

Dhegeyso Odayaasha Deegaanka Gandarshe oo ka cabanaaya Ciidamada Amisom

Odiyaal iyo Nabadoono ka soo jeedo deegaanka gandershe ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamo AMISOM ee ku sugan...

Daawo Sawirka Maanta uu Amiin Camir Ka Sameeyey Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid

Reysulwasaare Cumar Cabdirashii ayaa horey loogu eedeeyey in uu ka mid ahaa kooxihii bada u saxiixey dalka kanya arintaas oo weli taagan, Amiin camir...

Daawo sawirada Wasiirka Maaliyada Maxamed Adan farkeeto oo Ka Qeeyb Galey Shirkii Sanadlaha ahaa ee Bangiga Aduunka

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibrahim “Farkeeti” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii...

War Deg Deg Ah Madaxweyne xasan Sheekh Oo Kol Dhaweyd Gaarey Magalada Baydhaba

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Garoonka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img