Hunguriga marbuu meel xun kaa ridaa caqabad xumida ay siyaasiyiinta somaliyeed u horseedeen dalka ayaa maanta waxaa uu gaarsiisan yahay in lagu murmo bedelka calanka jamhuuriyada somaliyeed taasoo ay hormuud ka yihiin dowlada itoobiya oo wax ma garato yar ku shaqeysanaya, Amiin camir ayaa marar badan arintan ka hadley ayadoo somalida inteeda kale ka indho xiratey balse waxaa haboon sida uu miin kaga hadley ay uga hadlaan somalida inteeda kale.

