WARARKA

Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Somaliya oo Sheegey in Askar Ajnabi Aysan Dalka Xoreyn Karin

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed” Farmaajo” ayaa waxaa uu sheegay in umadda Soomaaliyeed laga doonaayo in ay wax ka qabtaan sidii dalka...

Hey’ada Bisha Cas ee Turkiga oo Maanta 13 kun oo Tan oo Gargaar Ku Wareejiyey Dowlada Federaalka

Hay’adda Bisha ee Turkiga ayaa ku wareejisay dowladda federaalka Soomaaliya 13 kun oo Tan oo gargaar isugu jiray Raashin iyo Dawooyin oo loogu talagalay...

Kulankii Golaha Wasiirada oo Looga Hadley Kharaxii Pizza House Isla Markana Cambareyey

Kulankii Golaha Wasiirada shalay ay yeesheen ayaa waxaa looga hadlay qodobo ay kamid yihiin weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen makhaayada Pizza House ee...

Mid Ka Mid Ahaa Ergadii Soo Dooratey Xildhibanada oo Maanta Lagu Diley Magalada Baydhabo

Koox hubeysan ayaa xalay toogasho ku dilay C/qaadir Xuseen Madaxeey oo ka kamid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaannadda Baarlamaanka dowladda Soomaaliya. Dilka marxuumka ayaa waxaa...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Ka Hadley Qarixii Xaley Ay Alshabab ku Halaagtey Dad Shacab ah

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaayo, ayaa si kulul uga hadlay weerarkii xalay Al Shabaab ay ku qaadeen maqaayada Pizza House, ee ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img